Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
05/12/2025 Duration: 01minXukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
04/12/2025 Duration: 01minSicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
03/12/2025 Duration: 02minHargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
01/12/2025 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin saaxiibkii dilay oo lagu maxkamadeeyay Kalmar.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
01/12/2025 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
28/11/2025 Duration: 01minLabadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
27/11/2025 Duration: 01minBooliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo
-
Wararka Maanta Sweden
26/11/2025 Duration: 01minPoland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.
-
Wararka Maanta Sweden
25/11/2025 Duration: 01minHaweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka.
-
Wararka Maanta Sweden
21/11/2025 Duration: 01minKubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano
-
Wararka Maanta Sweden
21/11/2025 Duration: 02minShilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay wasiiro ka yihiin Sverigesdemokraterna.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
20/11/2025 Duration: 03minBaraf ka daaya qaybo badan oo koonfurta koonfur bari iyo bariga Iswiidhan. 23 jir lagu soo oogay dacwad la xirriirta dambiyo argagixiso oo halis ah. Nin isagana dacwad maandooriyo lagu soo oogay oo lagu soo celiyey Sweden. .
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
19/11/2025 Duration: 02minXisbiga Cenpterpartiet-ka oo xoghaye cusub yeeshay. Wiilsha kubbadda cagta Iswiidhen oo groupp-kooda kaalintaugu hooseeysa ka galay. Tirada dukaamada la booqdo si wax looga soo iibsado oo hoos u dhacdey.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
18/11/2025 Duration: 02minNin wado cirriiri aheyd ku soo kaadiyey oo 800 kr la ganaaxay. 26 jir ah lagu soo oogay dacwad dil ah oo u geeystay shaqaalaha Ambalaasta. Västra Götaland ah oolafilayo in uu ka da'do baraf badan.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
17/11/2025 Duration: 02minSaddexdii qof ee ku dhintay shilkii bask ee jimcihii ka dhacay Stockholm oo la aqoonsaday. Dumarka Iswiidhan oo shaqeeya 49 daqiiqo oo bilaash ah maalin kasta. Qof boolisku xiray isagoo sarqaansan oo dhintay.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
14/11/2025 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tiro cusub: Shaqo la’aanta oo korodhay bishii Oktoobar.FHM: Tallaalka dadka adeegga guriga hela oo yar.Centerpartiet oo doonaya in la baaro qaadashada lacagta euro-ga.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
13/11/2025 Duration: 02minDil u adeegsaday 13-jir lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hayadda canshuuraha oo loo baarayo jebinta xeerka sirta.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
12/11/2025 Duration: 02minCarruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara halista wadne garaaca aan caadiga ahayn.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
11/11/2025 Duration: 02minDhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.
-
Maanta iyo wararka Iswiidhen
10/11/2025 Duration: 01minHäcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.