Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararkii maanta & Sweden
17/11/2021 Duration: 02minIsu imaanshaha wixii ka badan 100 qof oo laga rabi doono shahaadada Covid, nin qirtay inuu dil & dhaawac u gaystey ilmo uu dhalay + Jamciyadda Booliiska oo ka hadashay sababta askar rukhsaysatay.
-
Wararkii maanta & Sweden
16/11/2021 Duration: 02min3 qofood oo isbitaalka loola cararay Upplands-Bro, Magdalena Anderson oo waqti loogu daray & caqabadda hortaagan + Sweden oo ciidan u diri karta Ukraine.
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/11/2021 Duration: 02minKharashka caanaha oo kor u kici kara, hogaamiyaha xisbiga S oo berri la kulmi doonta guddoomiyaha barlamaanka iyo warar kale.
-
Wararkii maanta iyo Sweden
08/11/2021 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malmö oo ammaankeedu ka soo reeynayo sida baaritaan lagu ogaadey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
04/11/2021 Duration: 02minMagdalena Andersson-Hoggaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna. 40 waddan oo ballan qaadey iney dhuxusha ka maarmi doonaan. Yurub oo uu ka bilowday hirkii afaraad ee covid-19.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/11/2021 Duration: 02minShirweeynihii xisbiga S oo maanta bilaabmay, go´aan cusub oo ka yimid dawladda iyo warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
02/11/2021 Duration: 02minHindise iska horkeeni kara boostaalayaasha & kooxaha daroogada, jidad loogu magac daray aqoonyahanno cunsuri ahaa oo magaca laga bedelayo & Hay'adda Daryeelka Bulshada oo ka dayrisay guddniinka gabdhaha.
-
Wararkii maanta & Sweden
01/11/2021 Duration: 02minCarruurta oo Förskola kusoo noqon kara 24 saac kaddib haddii aysan qandhaysnayn, Sweden oo la wareegaysa hoggaanka ciidanka jooga Mali & Waalidiin Soomaali ah oo ku lugeeyay Rinkeby & ujeedka.
-
Wararka maanta ee Sweden.
29/10/2021 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhaleecayn loo soo gudbiyay heeyada caafimaadka, tirada u dhintay covid-19 oo kor u kacay iyo warar kale.
-
wararka maanta iyo sweden
28/10/2021 Duration: 02minxaaladihii ugu dambeeyay ee covid-19.Karin tegnel oo loo caleema saaray agaasimaha guud ee hayadda caafimaadka bulshada.Mustafe Cabdiraxmaan "waxaan qoray book anfacaya dhalaanka soomaalida
-
Wararka maanta iyo Sweden
27/10/2021 Duration: 02minDowladda oo ku baaqday doos seddexaad oo talaal ah.Dacwad ka dhan ah wiil dilay Askari oo Jumcaha furmaya.Dowladda oo qobaro u saartay ilmo waa hore dalka dibaddiisa lagasoo kaxaysanjiray
-
Wararka maanta iyo Sweden.
26/10/2021 Duration: 02minbulshada swedishka oo siwayn uga welwelsan aaladaha Bulshada.15kun oo qof ayaa sweden ugu geeriyootay Covid-19.Safiya Gacal "xaafadda Tjärna Ängar waa xaafad aad u wanaagsan.
-
Wararka maanta iyo Sweden
25/10/2021 Duration: 02minCaruurta 4-jirrada cayilan oo soo badanaysa.biyo la'aan looga digayo dadka ku dhaqan Skåne.warshadda shirka Eberspächer oo la jabsaday.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/10/2021 Duration: 01minDilkii Einar iyo Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku tagtay magaalada Boden.
-
Wararka maanta iyo Sweden
21/10/2021 Duration: 02minFuriinka ugu badan Sweden oo dhaca Bisha October. Ardayda waalidkood guryaha ku caawiyaan oo natiijo sare helo.sidee ufaaraan hablaya Soomaaliyeed ee Sweden ku dhashay?
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/10/2021 Duration: 02minHaween iyo ilmo ka imanaya Daacish. Xubno khaansiir laga soo saarey oo dad lagu abuurey. Aabbe soomaaliyeed iyo lix ilmood oo uu dhalay oo hooyadood waayey ambulans ka soo daahay dartii.
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/10/2021 Duration: 02minHoggaamiyaha xisbiga Moderaterna oo shaaca ka qaaday qodobbada ey ka wada shaqeeyn karaan xisbiga SD. Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday gobolka Dalarna. Rinkeby oo 50 jirsanaysa.
-
Wararka maanta ee Sweden.
14/10/2021 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Liis cusub oo u boolisku soo saaray xaafadaha ugu rabshadaha ugu badan, madaxweeynaha Finland oo is karantiilay booqashadii Malmö ka dib iyo warar kale.
-
Maanta iyo wararka Sweden
13/10/2021 Duration: 02minHannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan ka wareysanay xaalkooda.
-
Wararka maanta ee Sweden
12/10/2021 Duration: 02minGo'aan ka yimid kiiski nin dad ku midiyeeyey vetlanda, kalkaaliye lagu soo oogay dambi kufsi ah iyo xafladda dhaqanka soomaalida ee Järfälla.