Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/01/2025 Duration: 02minIvo oo xirtay kilinig gudniinka ee ku yaal Göteborg . Dhaqaalaha iswiidhen oo si lama filaana u kobcay. Dacwad lagu soo oogay nin ku eedeysan inuu dilay qodaxle.
-
Wararka maanta iyo Sweden
09/01/2025 Duration: 02minGabdhaha da'da yar oo jirkooda ka ganacsada, si ey qaamo isaga bixiyaan. Cayilka Iswiidhishka oo walaac ku haya ciidammada qalabka sida Labadi gaari mid baan fareejo la bixin.
-
Wararka maanta iyo Sweden
08/01/2025 Duration: 02minShirkadda Northvolt oo sii shaqeeyn doonta. Dambiile la qorsheenayey in lagu dili maxkamadda. Maamullada SFI iyo tababbarada xirfadaha oo la isku dareyo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/01/2025 Duration: 02minDuufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada
-
Wararka maanta iyo Sweden
03/01/2025 Duration: 02minWaxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay ayaa ku dhacay imtixaanka lagu helo shatiga dhaktarnimada iswiidhen ee la qaaday bishii nofeembar. 14 qof oo kala bar ka mid ahi ay caruur ahaayeen, ayaa loo qaaday cisbitaalka ka dib markii ay ku sumoobeen maadada carbon monoxide oo ka soo baxday foorno lagu sameeynayay pizza.
-
Wararka maanta iyo Sweden
02/01/2025 Duration: 02minRa'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu hadda u marag furi karo si qarsoodi ah. Tirada diiwaan gelinta cusb ee gawaarida rakaabka ee sannadkii 2024 ayaa ku dhamaatay heerkii ugu hooseeyay muddo toban sano ah. Tareennada u kala goosha magaalooyinka Stockholm iyo Göteborg ayaa saaka bilaabmay in ay shaqo galaan.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/12/2024 Duration: 03minIdaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo Denmark ee Öresund oo rikoor cusub qortay ka dib markii dadka iskaga kala goosha labada waddan ay xad dhaafeen. Sannadka cusub ayaa la filayaa in cimiladu noqoto mid wadata dabayllo qaybo badan oo ka mid ah waqooyiga gobolka Norrland.
-
Wararka maanta iyo Sweden
27/12/2024 Duration: 02minSannadkan sii dhamaanaya ee 2024-ta ayaa 42 qof kugeeriyooday goobaha shaqada sida lagu sheegay warbixin la soo saaray. Kadib markii sharciyo dhowr ah la bedelay, dalka Iswiidhan dad badan oo dambiyo lagu soo oogay, ayaa dalka laga saara marka ay dhameystaan xukunkooda. Xilliga dayrta, lacagaha la siiyo hay'adaha samafalka ee Iswiidhishka ayaa kordhay.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
23/12/2024 Duration: 02minWiil 14-sano jir ah ayaa looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax xalay ka dhacay xaafada Rosengård ee Malmö. Tirada qoysaska qaata kaalmada kirada guryaha ayaa hoos u dhacday 21% sida ay sheegtay qasnada caymiska ee Försäkringskassan. Xisbiga Kristdemokraterna ayaa badalay go'aankoodii hore ee la xirriiray buundada baramoosida ee dugsiyada hoose ee lagu dhaco.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/12/2024 Duration: 02minNin 20-meeyo jir ah ayaa fiidnimadii khamiista lagu toogtay garaash ku yaala magaalada Norrköping. Baarayaasha xukuumadda ayaa soo jeediyeen, in dukaamada raashinka iyo farmashiyeyaasha ay ku qasbanaadaan inay qaataan lacagaha caddaanka ah. Shan walaalo ah oo lagu xukumay khiyaamo ku sabsan lacagha lagu qaato caawinaadaha daryeelka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
19/12/2024 Duration: 03minMaxkamada degmada Södertälje ayaa maanta xukun xabsi daain ah ku riday nin dilay labo caruur ah oo uu dhalay. Maanta ayaa shan dhallinyaro ah lagu soo oogay dacwad ah inay ku lug lahaayeen dilka Mikael oo 39 jir ahaa, kaas oo gugii la soo dhaafay lagu toogtay xilli uu marayey waddo ku taalla xaafadda Skärholmen. Tirada carruurta ku dhaawacantay baaskiila korontada ku shaqeeya oo aad u korortay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
18/12/2024 Duration: 02minIskuulka Islamiska ee ku yaalla magaalada Växjö oo maanta ay soo wajahday hanjabaad. Nin iyo naag 20-meeyo jir ah ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay burburin dadweye iyo ku xad gudubka sharciga walxaha qarxa. Iskuulaadku waa iney ka helaan laamaha adeegga bulshada, boliiska iyo iskuulaadka kaleba macluumaadka ku saabsan ardeyda ku wajahan iney ku biiraan kooxaha dambiilayaasha.
-
Wararka maanta iyo Sweden
17/12/2024 Duration: 02minShalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo jir ah oo xalay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Växjö ayaa geeriyootay. Shantii kalkaaliso caafimaad mid ka mid ah ee qalinjabisay intii u dhaxaysay sannadahii 2020 ilaa 2022 ayaa isaga tagay goobaha daryeelka shaqada ee gobolladu maamulaan.
-
Wararka maanta iyo Sweden
16/12/2024 Duration: 02minHaweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daain, ka dib markuu sannadkii 1995-tii dil ugu geeystay magaalada Linköping haweeney uu xiriir kala dhaxeeyay wakhtigaa. Sigaar cabidda oo sii yaraanaysaa, halka isticmaalka tubakadana ay kor u sii kaceeyso.
-
Wararka maanta iyo Sweden
13/12/2024 Duration: 02minQorshe cusub oo lagu yareynayo cunsuriyadda. 200 oo qof ayaa habeen iyo maalin ka shaqeynayey dayactirka waddada xadiidka Malmbanan. Kirismaska cad oo ku yar koonfurta laakiin ku badan nawaaxiga waqooyi ee dalka.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
12/12/2024 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey.Sicir bararka ayaa bishii Nofeembar kor u kacay 1.8 boqolkiiba marka loo eego cabbirka hey'adda KPIF, sida lagu sheegay warsaxaafdeed ka soo baxay laanta tirakoobka ee SCB.Saddex qof ayaa xabsi dheer lagu xukumay, kadib markii ay ku lug lahaayeen samaynta iyo daabulida bamka Tarmuuseed iyo jebinta sharciga walxaha qarxa.
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/12/2024 Duration: 02minGuud ahaan kala bar qashinka cuntadaSweden wuxuu ka yimaadaa qoysaska. Laba wiil oo aan qaangaarin oolagu qabtay magaalada Malmö. Shirkadda lacag waarididda ee Klarna oo lagu ganaaxay lacag nus bilyan ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/12/2024 Duration: 02minMaxkamadda Sare waxay tijaabinaysaa in la masaafuriyo qof dambiile ah. Cudurka shuban-biyoodka jiilaalkaoo xilligiisii la gaaray. Qalalaasaha internetka ee nawaaxiga Västerbotten.
-
Wararka maanta iyo Sweden
09/12/2024 Duration: 03minGo'aamada magan-galyo doonka Suuriya oo hakad la geliyey 15-jir gabar ah oo loo haysto dilka gabar ay isku da' yihiin 4-jir wiil ah oo dhintay ka dib shil ka dhacay dugsi xannaano Baaritaanka walxaha qarxa ee halista ah ee dukaanka agtiisa
-
Wararka maanta iyo Sweden
06/12/2024 Duration: 01minXukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ballaariyaan awoodda booliiska ee isticmaalka kaamiradaha kormeerka. Kiruna ayaa noqon doontaa caasimadda dhaqanka ee qaaradda Yurub sannadka 2029. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka guri dabaq ah oo ku yaal xaafadda Östervärn ee Malmö fiidnimadii khamiista.