Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 13 February 2026
13/02/2026 Duration: 11minXubno ka tirsan golaha isku magacaabay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa haddallo ka jeediyey shir ay isugu yimaaddeen hotel ku dhex yaalla xerada Xalane.
-
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee SBS 12 February 2026
12/02/2026 Duration: 05minAngus Taylor oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Liberal-ka ayaa iska casiley safka hore ee xisbiga si uu hoggaanka ugula tartamo hoggaamiyaha hadda, Susan Ley. Afartan iyo siddeedda saacadood ee soo socda ayaa la filayaa codbixinta.
-
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee SBS 11 February 2026
11/02/2026 Duration: 11minMuftiga Guud ee Muslimiinta Australia ayaa ku baaqay baaritaan hufan oo madax-bannaan oo lagu sameeyo hab-dhaqankii booliiska New South Wales, kaddib mudaharaadkii ka dhacay Sydney oo looga soo horjeeday booqashada Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog.
-
Somalia News: Warkii Soomaaliya ee Arbaco 11 February 2026
11/02/2026 Duration: 10minWarka Soomaalia ee maanta waxaa ka mid madaxweynayaasha Puntland iyo Juppa Land, Saciid Cabdillaahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam (Ahmed-modoobe) ayaa soo gaaray Muqdishu si ay uga qayb galaan shirka loo ballansan yahay.
-
Forced Marriage: Dugsiyada Australia oo loogu baaqay inay hubiyaan calaamadaha guurka qasabka ah
10/02/2026 Duration: 06minBooliiska Federaalka Australia ayaa ugu baaqayaan iskuullada, inay si gaar ah ugu feejignaadaan calaamadaha muujin kara in arday lagu khasbayo guur qasab ah.
-
America oo rabta macluumaadkaaga shakhsi. Australia ma siin kartaa?
10/02/2026 Duration: 13minWaxaa laga yaabaa inaad is tiraahdo “adigu maraykan umaba socotid oo xogtaadu waa ammaan’. Laakiin waxaa suurto-ga ah, in xogta dhammaan dadka Australia lagu daro heshiiskan, sidaana ay xogtaadu ku gasho gacan kale oo aan ahayn tan Australia.
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 10 February 2026
10/02/2026 Duration: 05minPremier-ka NSW Chris Minns ayaa difaacay tallaabadii ay booliisku ka qaadeen mudaharaad ka dhacay Sydney, kaas oo lagaga soo horjeeday booqashada madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog. Dibadbaxayaal isugu soo baxay Sydney Town Hall-ka Sydney, si ay u cambaareeyaan booqashada Herzog ayaa la sheegay inay booliisku ku buufiyeen basbaaska indhaha (pepper spray), rii-riixeen, qaarna garaaceen.
-
Australiyaan badan oo xabsiyada ku xidhan iyo kharashkooda badan. Nidaamku ma shaqyanyaa?
09/02/2026 Duration: 12minCelcelis ahaan, in ka badan 45 kun oo qof oo qaangaar ah ayaa maalin kasta la xirayey sannad-maaliyadeedkii 2024–2025, taas oo qiyaastii 2,500 qof ka badan sannadkii ka horreeyay.
-
SBS Somali Program Full: Barnaamijkii Jimcaha 6 February 2026 oo dhammaystiran
09/02/2026 Duration: 50minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 6 February 2026 oo dhammaystiran, xayaysiikiina laga reebay
-
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 9 February 2026
09/02/2026 Duration: 05minPremierka New South Wales oo deggenaan iyo isxakemeyn ugu baaqan debed-baxayaasha ka dib imaatinkii madaxweynaha Israel, Isac Herzog. Xildhibaan soo jeediyey in gubidda calanka Australia, kuwa Aboriginal iyo Torres Strait Islander laga dhigo dembi la isku xiri karo.
-
How does IVF work in Australia? - Australia Explained: Sidee bacrinta ugxantu (IVF) uga shaqaysaa Australia?
09/02/2026 Duration: 11minDid you know that IVF is not the first, but in fact the last step in a sequence of fertility treatments? In Vitro Fertilisation is regulated by state and territory laws. It can also be expensive and emotionally challenging. Here’s what to expect when aiming to start a pregnancy with IVF in Australia. - IVF ma aha tallaabada koowaad—waa tan ugu dambeysa. Ka hor intaadan bilaabin geeddi-socodka bacrinta ugaxanta oo kharash iyo dareen ahaanba adag, wax kasii ogow sida IVF uga shaqeyso Australia iyo waxa aad filan karto marka aad doonayso inaad uur ku qaaddo.
-
Nipah Virus: Fayras halis oo ka dillaacday India
08/02/2026 Duration: 09minHay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in heerka dhimashada cudurkani u dhaxeyso 40 ilaa 75 boqolkiiba, in kasta oo ay ku xiran tahay mugga nidaamka caafimaadka ee goobta laga helay.
-
SBS News Somali: Warka SBS Jimce 6 February 2026
06/02/2026 Duration: 10minGuddoomiyaha xisbiga Labour-ka oo ka digay xisbiga One Nation oo sii xoogeysanaya iyo Ra'iisal-wasaare Albanese oo heshiis amni maanta la saxeexan doona dhiggiisa Indonisia.
-
Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 6 February 2026
06/02/2026 Duration: 08minDagaal ka dhacay Baydhabo oo u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo ciidammo kale oo la sheegay. Maxayse ka yiraahdeen mas'uuliyiinta u kala hadashay labadad dhinac?
-
#103 Talking about online dating (Med) - Learn English ep #103: Baro Ingriisi - erayada shukaansiga Internet-ka
05/02/2026 Duration: 11minLearn everyday English phrases for online dating. Practise expressions like “match,” “ghosted,” and “slide into DMs” while improving your speaking skills. - Baro ereyo iyo jumlado Ingiriisi ah oo kaa caawinaya inaad is abaabusho oo aad si habsami leh u maareyso hawlahaaga maalinlaha ah. Maantana wuxuu ku saabsan yahay erayada shukaansiga Internet-ka.
-
Raadin Ballaaran: Booliiska Victoria oo raadinaya Dezi Freeman
05/02/2026 Duration: 06minBaadhitaan cusub oo lagu raadinayo Dezi Freeman ayaa ka bilaabmay deegaan fog oo ka tirsan Victoria. Mr Freeman ayaa lagu eedeeyay inuu dilay laba askari boolis ah, uuna dhaawacay mid saddexaad, ka dib markii ay baaritaan sharci ah, sannadkii hore ku fuliyeen, guri ku yaalla meel baadiye ah oo u dhow magaalada Porepunkah.
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 5 February 2026
05/02/2026 Duration: 05minDawlada Federaalka ayaa la rumeysan yahay inay ka fiirsaneyso in la beddelo ama la tirtiro cashuur-dhimis horey u jirtey oo la yiraahdo (Capital Gains Tax) si loo xalliyo u-sinnaan la’aanta guryaha ee jiilasha kala duwan, iyo in la xakameeyo sicir-bararka. Cashuur-dhimistan CGT, iyo sidoo kale nidaamka negative gearing, waxaa aad loogu eedeeyaa, inay ka mid yihiin sababaha kordhiya qiimaha, sidaana ku adkeeya helitaankooda.
-
SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 4 February 2026
04/02/2026 Duration: 09minHoggaamiyaha mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa sheegtay inay labada xisbi ee Liberal iyo National dib u midoobi doonaan. Dowladda Qatar-na waxay sheegtay inay ku howlan yihiin qaboojinta xiisadda colaaadeed ee ka dhex taagan Maraykanka iyo Iran.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 4 February 2026
04/02/2026 Duration: 09minWarkii Soomaaliya ee ugu dambeeyey halkan ka dhegeyso
-
Ma la gaarey xilligii Australia dib u qiimeyn lahayd xidhiidhka Maraykanka?
03/02/2026 Duration: 14minMaxaa keenay inay dad badani su’aal geliyaan isbahaysiga Maraykanka ee soo jirey inta badan taariikhda casriga ah ee Australia?