Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
SBS Learn English episode 10
03/11/2023 Duration: 12minWaa qaybtii 10 aad ee barnaamujka barashada Af-Englishka.
-
Kulan looga hadlay xanuunka dhimirka
03/11/2023 Duration: 03minDr Abdibasid oo kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka ku qabtay xarunta Darusalam.
-
-
Kulan looga hadlay doorka culumada
01/11/2023 Duration: 07minShir looga hadlay doorka culumada oo lagu qabtay Muqdishu.
-
Kulanka geediga guryaha dawlada ee North melbourne
01/11/2023 Duration: 13minKulan looga hadlayay sida dadka looga rarayo guryaha dhaadheer ee North Melbourne ayaa lagu qabtay xaafadaas.
-
Australia_Explained_Personal_Loans_11123
01/11/2023 Duration: 12minSidee loo qaataa daymaha qofeed (personal loans)?
-
-
Muslimiinta Australia oo ka xanaaqay xisbiga Laborka
27/10/2023 Duration: 06minQaar ka mid ah Muslimiinta Australia oo sheegay inaysan waligood danbe u codayndoonin xisbiga Laborka kadib markii ay ku eedeeyeen inuu la saftay dhinac ka mid ah dhinacayada ku dagaalamya Bariga Dhexe.
-
Waraysi: Amiir Maxamuud Yuusuf
27/10/2023 Duration: 18minAmiir Maxamuud Yuusuf oo booqasho ku yimid Melbourne ayaa nooga waramay arimo ay ka mid yihiin: Horumarinta bulshada, aanooyin qabiilka oo dhawaan ku soo batay Gaalkacyo iyo doorashada Puntland.
-
Somalia iyo kacaankii 21 October
27/10/2023 Duration: 16minAqoonyahano ka hadlay dawladii milatariga Soomaaliya
-
-
Ma loo darsaday xukunkii milatariga ee Soomaaliya?
25/10/2023 Duration: 11minDawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 sano ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Dawladaaas miltariga ahayd oo dalka cinqilaab ku qabsatay ayay dadka Soomaalida ah taariiqda meesha ay kaga jirto ku kala duwan yihiin. Waxaan kulan ka dhacay Melbourne waydiinay aqoon yahano in dawladii Maxamed Siyad barre loo darsaday ama laga raystay.
-
Australia_Explained_Emissions_251023
25/10/2023 Duration: 10minAduunku wuxuu la tacaalayaa isbadalka cimiladda, iyadoo heerkulka aduunku waqti dheer isbadalaya. Ficilada binaadanka sida isticmaalka dhuxudhagaxda, gaaska iyo shidaalku oo koronto laga dhaliyo ay masuul ka tahay isbadalka cimilada.
-
Kulan lagu xusay 21 October oo lagu qabtay Melbourne
25/10/2023 Duration: 12minDawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Caadiyan lama xuso markii ay xukunka qabsatay 21 Oct 1969 kii. Balse magaalada Melbourne waxaa markii ugu horaysay lagu qabtay kulan looga dooday xukunkii dawladii milatariga ahayd; waxay qabatay, wixii ka qaldamay, waxa lagu xasuusto iyo in laga raysatay ama loo darsaday. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay labo aqoon yahay oo kala ah Ahmed Mohamed Nur iyo Dr Mohamed Abbas.
-
-
Kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka oo lagu qabtay xarunta Daruselam
20/10/2023 Duration: 09minDr Abdibasid Cali Raage oo jaaliyada kala hadlay xanuunka dhimirka
-
Barashada English-ka qaybta 10 aad
20/10/2023 Duration: 13minWaa qaybtii 10 aad ee barashada af-englishka
-
Dawlada federalka oo SSC aqoonsatay
20/10/2023 Duration: 07minMuxuu aqoonsigan uga dhigan yahay maamulka?
-
-