Sbs Somali - Sbs Afomali

Guddiga Musuqmaasuqa oo labo mas’uul ku helay musuqmaasuq halis ah Robodebt ka dib

Informações:

Synopsis

Halkan ka dhegeyso: Services Australia oo waagaas la oran jirey Department of Human Services, ayaa barnaamijka Robodebt isticmaashay intii u dhaxeysay 2015 ilaa 2019. Wuxuu ahaa nidaam si otomaatig ah deyn ugu soo saari jiray dadka caawimada dowladda qaata. Maxkamadda ayaa markii dambe xukuntay inuu ahaa mid sharci-darro ah, taas oo keentay inay dowladdu dib u celiso lacag dhan $1.8 bilyan oo laga qaaday dadka.