Sbs Somali - Sbs Afomali

Navigating the implicit right to protest in Australia - Maaraynta xaquuqda maldahan ee qofku mudaharaadi karo Australia

Informações:

Synopsis

Every week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu soo baxa, iyagoo codkooda kor ugu qaadaya dibadbaxa arimo muhiim u ah. In aad dibadbaxdo ma ah danbi, laakiin dibad baxayaasha ayaa mararka qaar ku xadgudba sharcigan iyaga oo ku kaca falal xagjir ah iyo hab dhab dhaqan bulsho oo aan fiicnayn. In aad dhib la kulanto marka aad dibad baxayso waxay ku xiran tahay hadba meesha aad ku mudaharaadayso iyo sida aad u dhaqanto.